(Akhriso) Kenya oo fulisay qodob ka mid ah heshiiskii ay dhowaan la gaartay Somalia

Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dadka haysta baasaboorka diblumaasiga Soomaaliya ay fiisooyinka ka qaadan karaan garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi. Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa lagu sheegay in tillaabadan qayb ka ahayd heshiiskii bishii July ay kala saxiixdeen dawladaha Soomaaliya iyo Kenya. Wargelin ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa loogu sheegay diyaaradaha rakaabka in … Continue reading (Akhriso) Kenya oo fulisay qodob ka mid ah heshiiskii ay dhowaan la gaartay Somalia